Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo magacaabay Guddiga La-dagaalanka Musuq-maasuqa (Akhriso Magacyada)

Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan aan caadi ahayn oo ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku ansixiyey (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu ay u soo xushay inay kamid noqdaan guddiga madaxa bannaan ee la-dagaallanka Musuq-maasuqa. Guddigan ayaa la sheegay inuu si degdeg u dalbaday madaxweyne Farmaajo in la meel mariyo si loola tacaalo xaaladaaha … Continue reading Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo magacaabay Guddiga La-dagaalanka Musuq-maasuqa (Akhriso Magacyada)