Wednesday, September 18, 2024

Golaha Wasiirada Somaliya oo ansixiyay magacaabista Safiiradii ugu badnaa (Magacyada)

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir aan caadi ahayn oo ay Caawa yeesheen ku ansixiyay magacaabista Danjireyaal dalkeena uga hawlgali doona dalalka dibadda.

Magacaabiddan oo lagu sheegay in lagu dhameystirayo danaha diblomaasiyadeed ee aan ka leenahay caalamka ayaa imaanaya xilli dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ay wajaheyso mucaaradnimo xoog leh.

Magacyada Safiirrada iyo Qunsullada uu Madaxweynaha magacaabay, ayna ansixiyeen Golaha Wasiirada waxay kala yihiin:

Ad

1. Ibraahim Cumar Sheegow – Safiir

2. Sheekhnuur Maxamed Xasan – Safiir

3. Jaamac Xasan Khaliif – Safiir

- Advertisement -

4. Dr. Cabdulkhaadir A. Xaashi – Safiir

5. Fardowsa Maxamed Qanyare – Safiir

6. Faysal Axmed Salaad – Safiir

7. Abiib Muuse Faarax – Safiir

- Advertisement -

8. Dr. Hodan Cismaan Cabdi – Safiir

9. Ilyaas Cali Xasan – Safiir

10. Dr. Sakhawadiin Mustaf Maxamed – Safiir

11. Maxamed Abuukar Zubeer – Safiir

12. Cabdinuur Daahir Fiidow – Safiir

13. Cabdiweli Xirsi Cabdulle (Indhaguran) – Qunsul Guud

14. Cabdikariin Axmed Maxamed – Qunsul Guud

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON