Wednesday, February 19, 2025

Golaha Wasiirada Somaliya oo ansixiyay heshiisyo lala galay Kenya iyo Imaaraadka Carabta

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay shirkoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyey, heshiisyo lala galay dowlado, hindise sharciyeed, xeerar kal duwan.

Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ayaa heshiisyada iyo xeerarka lagu ansixiyay waxay kala yihiin:

1. Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya

Ad

2. Heshiiska Is-dhaafsiga dhiirigelinta iyo dhowrista Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE).

3- Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka,

4- Siyaasadda Dowladda ee Bareyaasha Soomaaliyeed.

- Advertisement -

5- Xeer-nidaamiyaha qiimeynta saameynta deegaanka

Heshiisyadan ayaan la ogeyn in Xukuumadda ay geyn doonto Baarlamaanka Federaalka iyadoo ehshiis difaac oo Imaaraadka Carabta lala galay aan loo gudbin Baarlamaanka Somaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON