Wednesday, May 21, 2025

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeed ku saabsan Arrimaha Xajka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeed ku saabsan Arrimaha Xajka.

Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka oo lagu nidaaminayo arimaha Xajka, kaasoo ay Golaha Wasiirada u gudbisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

Wasaaradda Diinta ayaa sheegtay in muhiimad gaara u leh xujeyda, iyadoo aan faahfaahin laga bixin Hindisahan oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo Golaha Wasiirada ay ansixiyaan.

Ad

Waxaa shirka Golaha wasiirada guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa la sheegay in lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga, dhaqaalaha iyo deyn-cafinta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON