Monday, October 2, 2023

Golaha Amniga Q/Midoobay oo kulan Gaara ka yeelanaya xaaladda Somaliya iyo warbixin..

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan gaara ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo shirkan uu yahay mid albaabada u xiran yihin oo xiran.

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Fiona Lortan ayaa warbixin ka jeedin doona fadhiga Golaha Amniga.

Sidoo kale kulanka Golaha Amniga waxaa warbixin laga dhageysan doonaa Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Annette Weber.

Ad

Kulankan ayaa ku soo beegmay xilli Soomaaliya ay ka socdaan dagaallo ka dhan ah Al-shabaab iyo sidoo kale xaalad macluul daran oo laga cabsi qabo inay Soomaaliya ka dilaacdo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,984FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,984FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!