Monday, March 24, 2025

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo Baaq aan kala caddeyn kasoo saaray Xaaladda Soomaaliya

Golaha Golaha Amniga iyo Nabadda Shirka Golaha Amniga iyo Nabadda oo maanta shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa baaq aan kala caddeyn soo saaray goor dhoweyd.

Shirkan oo ay ka qeyb galeen Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo warbixin ka jeediyey iyo Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa gabagabadiisii laga soo saaray baaq kooban.

“Goluhu wuxuu ugu baaqayaa dhammaan daneeyayaasha Siyaasadda Soomaaliya inay mudnaanta siiyaan wadahadal loo dhan yahay iyo is afgarad siyaasadeed oo ku aaddan nabadda iyo xasilloonida” ayaa lagu yiri farriinta hordhaca ah ee Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika.

Ad

Baaqa ayaan lagu soo qaadin Doorashada iyo khilaafka ka dhashay muddo kororsiga, waxaana la filayaa inuu Bayaan kasoo baxo Golaha Amniga Afrika.

LA SOCO WIXII KASOO KORDHA..

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON