Thursday, April 24, 2025

Garoonka Muqdisho oo dib u shaqo bilaabay & Diyaaradii ku dhacay oo laga qaaday [Sawirro]

Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa dib u bilaabay kadib diyaarad ku dhacday saaka.

Diyaaradda oo xayirtay qeyb ka mida Jidka ay diyaaraduhu cararraan ayaa lagu duuleystay inay laag qaado goobta, lagana nadiifiyo haraagii burburka diyaaradda iyadoo dib u loo furay.

Saraakiisha Garoonka ayaa sheegay inuu hadda caadi u shaqeynayo garoonka, waxaana goor dhoweyd ka duushay diyaarad gaara, sidoo kale waxaa la filayaa in diyaarado ku xayirnaa Magaalada Nairobi ay galabta ka soo degaan garoonka.

Ad

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON