Wednesday, December 4, 2024

Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo magacii laga bedelay [Akhriso Magacyada garoomada Somalida]

Garoonka diyaradaha magaalada Kismaayo ayaa magaciis laga bedelay, sida uu muujinayo Garoonka oo lagu xardhay magaca cusub ee uu qaadan doono.

Maamulka Axmed Madoobe ayaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo u bixiyey magaca: “SAYID MOHAMED ABDULLE HASSAN INTERNATIONAL AIRPORT”, waxaan dhaqan galay magacaasi oo hadda noqday mid si rasmi ah loogu shaqeynayo.

Garoonka Kismaayo ayaa hore waxay kooxda Alshabaab ugu bixiyeen ‘Axmed Gurey Airport’ laakiin magacaasi ma shaqeyn, waxaana Sayid Maxamed ahaa halgamayaashii Soomaalida ee dagaalka la galey gumeysigii Ingiriiska.

Ad

Garoomada ku yaalla Soomaaliya ayaa hadda qaatay magacyo shaqsiyaad kala duwan sida:

1- Garoonka Muqdisho – Aden Adde International Airport

Aden Adde International Airport

2- Garoonka Baydhaba- Col. Shaaritgaduud Airport

- Advertisement -
Col. Shaaritgaduud Airport

3- Garoonka Kismaayo- Sayid Mohamed Abdulle Airport

Sayid Mohamed Abdulle Airport

4- Garoonka Galkacyo – Col. Abdullahi Yusuf Airport

5- Garoonka Beledweyne – Ugas Khalif Airport

Ugas Khalif Airport

6-Garoonka Garowe: Jen. Mohamed Abshir Airport

- Advertisement -

7-Garoonka Hargeisa- Igal International Airport

Igal International Airport

8- Garoonka Jigjiga – Garad Wilwal International Airport

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON