Saturday, January 25, 2025

Galmudug oo maamul cusub u magacowday degmada Caabudwaaq

Maamul Goboleedka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed  ayaa maamul cusub u magacaabay degmadda Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, iyadoo ay magaaladaasi u gacan gashay taageerayaasha Galmudug.

Liiska Xubnahaloo magacaabay maamulka Degmada Caabudwaaq waxay kala yihiin:

  1. Mahad Cumar Cilmi guddoomiyaha degmada Caabudwaaq
  2. Muxudiin Cabdi Geelle, Ku xigeenka guddoomiyaha degmada
  3. Cabdikaafi Sheekh Cali, Xoghayaha dowladaha hoose
  4. Cabdulle Cartan Aadan, Madaxa waaxda amniga iyo siyaasadda
  5. Yuusuf Maxamed Axmed, Madaxa waaxda arrimaha bulshada ee degmada
  6. Axmed C/qaadir Aadan, Madaxa waaxda maaliyadda
  7. Ibraahim Faarax Cabdulle, Madaxa garsoorka maamulka
  8. Guurow Xaashi, Taliyaha Nabad sugidda
  9. C/kaafi Muuse Yuusuf, Ku xigeenka dowladaha hoose
  10. Cabdi Cabdiraxmaan, Ku xigeenka waaxda amniga iyo siyaasadda degmada
  11. Cali Maxamed Nuurre, Ku xigeenka waaxda arrimaha bulshada
  12. Cabdirisaaq Diiriye Ku xigeenka maaliyadda
  13. Sayid Maxamuud, Ku xigeenka garsoorka
  14. Cabdiweli Xirsi, Taliyaha nabad sugidda ku xigeenkiisa

Taliyaha Booliska ciidamada ayaa dib loo dhigay magacaabistiisa iyadoo maamulkan cusub la sheegay inuu shaqeyn doono muddo 3 bilood ah.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON