Monday, March 24, 2025

Gaariga Nabadoon caan ah oo lagu Qarxiyey magaalada Muqdisho iyo Qasaare ka dhashay..

Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo lala beegsaday Nabadoon caan ah oo hore u soo noqday xildhibaan.

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka xarunta Degmada Kaaraan, waxaan lala beegsaday Nabadoon Muxudiin Xassan Afrax oo ka mida odayaasha dhaqanka beelaha Muqdisho oo xildhibaan ka noqday Baarlamaankii Dowladii Carte lagu soo dhisay.

Waxaa qaraxa ku dhintay mida ka mida ilaadada Nabaddoonka, iyadoo lagu dhaawacay laba kale, balse Nabadoon Muxudiin Xassan Afrax oo xiligan ka mida taageerayasha Madaxweyne Farmaajo ayaan xilliga qaraxa la socon gaariga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON