Tuesday, February 18, 2025

Gaari qarax ka buuxo oo lagu qabtay Hotel ku yaala Suuqa Bakaaraha, Muqdisho

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa xalay shaaciyay inay qabteen Gaari

nooca raaxada ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la doonayay in qarax lagu geysto.

Gaarigan ayaa lagu soo qabtay howlgal ciidamadu ka sameeyeen Hotel ku Suuqa Bakaaraha oo lagu magacaabo Al-cimraan, waxaana saarnaa hub iyo waxyaabaha qarxa.

Ad

Saraakiisha Hay’adda NISA ayaa sheegay in la qabtay dadkii lahaa gaariga iyo kuwo kale oo la tuhumay oo uu ka mid yahay maamulka Hotelkaasi.

Arirntan ayaa ka dambeysay markii Hay’adda NISA ay heshay xog ku saabsan hubka iyo gaariga walxaha qarxa ay saaran yihiin oo ku sugan suuqa Bakaaraha.

SAWIRRO
Gaari-miineysan3

- Advertisement -

Gaari-miineysan2

Gaari-miineysan

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON