Wednesday, July 17, 2024

Gaari Cagaf ah oo ku rogmaday Buundada Koowaad ee magaalada Beledweyne iyo Gurmad..

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Cagaf ay la socdeen Dad Shacab ka gudbaya Biyaha fatahaadda uu ku qalibmay Buunda koowaad ee magaalada.

Buundadan oo ah meel ay biyo badan oo fatahaadu saameysay ayaa maristeeda ay halis tahay, waxaana la adeegsadaa gaadiidka waaweyn, siiba Cagafcagafta oo dadka ka gudbisa halkaasi, ahna tan kaliya ee ka shaqeysa.

Dadkii la socday Cagafta ayaa ku daatay Biyaha Webiga, waxaana Shilka kadib bilowday gurmadka lagu badbaadinayo Dadka Biyuhu qaadeen.

Ad

Magaalada Beledweyne ayaa mar kale wajaheyda fatahaad culus, iyadoo dad badan ay ka barakaceen magaalada, isla markaana ay joogsadeen gaadiidkii dadweynaha oo aan awoodin inay ka gudbaan Biyaha xoogga leh ee dhex yaalla magaalada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON