Friday, March 21, 2025

Gaari ay la socdeen Ciyaartoyda K/Galbeed oo Dhagxaan lagu weeraray iyo dhaawacyo soo gaaray…

Kadib ciyaartii xiisaha badneyn ee xulalka Gobolka Banaadir iyo Maamuka K/Galbeed ku dhex martay Garoonka Eng yariisow ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in dhagxaan lagu weeraray gaarigii ay la socdeen ciyaartoyda K/Galbeed.

Waxaa la xaqiijiyey inay dhaawacyo u badan kuwo fudud soo gaareen qaar ka mida ciyaartoyda K/Galbeed oo lagu dabiibay Isbitaal ku yaalla Muqdisho, waxayna qabaan dhaawacy u badan daqaroro, iyadoo aan la sheegin dadka ka danbeeyay weerarkan dhagxaanta lagu shiiday gaarigii ciyaartoydaasi la scodeen.

Wararka qaar ayaa sheegaya inay weerarka dhagxaanta ahaa geystay taageerayaal ka tirsan K/Galbeed oo ka carooday inuu xulkooda ka haray Koobka Maamulka Goboleedyada iyo G/Banaadir. Halka warar kale sheegayaan inay geysteen taageeraaasha G/Banaadir.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON