Farmaajo oo caqabad lama filaan ah hor dhigay dadaalkii Midowga Afrika ee dhexdhexaadinta Doorashada
Wararka laga helay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu caqabad cusub hordhigay dadaalka Midowga Afrika ku dhexdhexaadinayo dhinacyada Soomaalida si loo xaliyo khilaafka Doorashada Soomaalia. Xogta la helay ayaa sheegeysa in Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal cabasho ah u dirtay Midowga Afrika, kaasoo ay ku dalbaneyso in laga … Continue reading Farmaajo oo caqabad lama filaan ah hor dhigay dadaalkii Midowga Afrika ee dhexdhexaadinta Doorashada
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed