Friday, March 21, 2025

Falal toogasho oo saacidihii ugu danbeeyay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa weeraro ka geystay saacdihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho, iyagoo dhimasho iyo dhaawac u geystay dhowr qof.

Weerarrada ayaa ak dhacay degmooyinka Boondheere iyo Hodan, waxaana wararku sheegayaan in xaafadda Siigaale ee degmada Hodan lagu toogtay mas’uu guddoomiye waaxeed ka ahaa degmada Hodon.

Dableyda falkan geystay ayaa goobta ka baxsatay, waxaana markii danbe gaaray ciidamada ammaanka.

Ad

Dhinaca akle koox hubeysan ayaa rasaas ku furtay sarkaal ka mida ciidamada milateroiga Soomaaliya ku qaaday, waxaana weerarkan oo ka dhacay degmada Boondheere uu dhaliyay dhaawac culus oo soo gaaray sarkaalka.

Sarkaalka ayaa la sheegay inay weerareen laba nin oo  bistoolado ku hubeysan xilli uu maratat agagaarka Isgoyska Boondheere. Howlgalka ay ciidamada ammaanka sameeyeen ayaa lagu qabtay ilaa 10 qof.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON