Saturday, April 19, 2025

FAL NAXDIN LEH: Meydka Gabar yar oo lasoo dhigay Guriga Ehelkeeda magaalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dhacdo naxdin leh magaaladaasi ay ka dhacday, kadib markii gabar yar oo la waayey meydkooda la soo dhigay guriga qoyskeeda.

Meydka Gabadhan oo 12 sano jir ahayd ayaa saaka lagu arkay magaalada Gaalkacyo, iyadoo la hor dhigay guriga qoyskooda oo la sheegay inay shalay ilaa xalay ay baafinayeen, waxaana gabadhan lagu magacaabi jiray Caa’isha Ilyaas Aadan.

Meydkeeda ayaa la dhigay Isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo, waxaana jirkeeda ka muuqda in si xun loo jir dilay, sida ay sheegeen dhaqaatiirta caafimaadka.

Ad

Dhacdadan naxdinta leh ayaa si weyn looga hadal hayaa magaalada Gaalkacyo iyadoo si weyn looga xumaatay waxa ku dhacay gabadha yar ee ka mida ahayd shacabka magaalada.

Image may contain: 1 person, standing
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON