Haweneyda Soomaaliyeed ee Fadumo Dayib oo mar isu sharaxday xilka madaxweynaha Soomaaliya intii aanay ka laaban markii dambe ayaa lagu qaabilay madaxtooyada Villa Somalia.
Faaduma Dayib ayaa loo magacaabay madaxa hay’adda Haweeka Q/Midoobay ee Soomaaliya, waxayna kulan la yeelatay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo qabilay.
Faaduma ayaa sheegtay inay sharaf u ahayd inay qorshaha hay’adda UN Women ku wareejiso madaxweyne Farmaajo.
Ad
Goobjooge
Warar Xul ah