Tuesday, October 3, 2023

Fadhigii Baarlamaanka oo Daqiiqado lagu soo xiray iyo Labada Aqal oo kulan…

Fadhigii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa daqiiqado lagu soo xiay, iyadoo lasoo hordhin ajendayaal ay xildhibananadu ka doodaan.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka baaqsaday kulanka, waxaana guddoomisay ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, iyadoo kulanka soo xirtay isla markii la furay.

Fadhiga maanta oo ahaa Kulankii 8-aad ee kalfadhiga Saddexaad ayaa Ajandihiisa laga soo koobay qeybinta xeerka ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka oo kaliya.

Ad

Sacdiya Yaasiin ayaa sheegtay in Arbacadda uu jiro kulan wadajir ah oo ay yeelan doonaan labada Aqal ee Baarlamaanka, balse kulanka maanta uu xiran yahay, dibna laga soo sameyn doono ajende sax ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,982FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,984FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!