FAAQIDAAD: 100-kii Maalmood ee ugu horeysay Guddoomiye Yariisow & Maamulka G/Banaadir [Qormooyin Taxane ah]

1-da Bishan May 2018 waxaa ku dhammaaday 100 maalmood oo uu xilka hayey guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna wasiirkii hore ee warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo xilka loogu magacaabay si lama filaan ah kadib markii ay isku dhaceen Guddoomiyihii shacbiyadda badnaa Taabit Maxamed Cabdi & Madaxtooyada. Dad badan ayaa ugu horeyntiiba saadaaliyey in … Continue reading FAAQIDAAD: 100-kii Maalmood ee ugu horeysay Guddoomiye Yariisow & Maamulka G/Banaadir [Qormooyin Taxane ah]