Tuesday, December 3, 2024

FAAHFAAHIN: Xildhibaan lagu dilay Muqdisho & ilaalada Xildhibaan kale oo dilka ka danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug lagu dilay magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug, waxayna wararkii ugu horeeyay sheegayaan in dilka xildhibaanka ay geysteen ilaalada Ilaalada Xildhibaan kale oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Markii uu falka dilka dhacay ayaa xildhibaanka la dilay la sheegay inuu marayey agagaarka isgoyska Sayidka, waxaana Gaarigiisa oo aad ugu dhowaaday Gaariga kale oo uu lahaa xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha shacabka, kaasoo ilaaladiisa srasaas ku fureen Gaariga Marxuumka.

Ad

Xildhibaan Maxamed Abdi Guuleed oo ka mid ahaa Baarlamaanka Galmudug ayaa goobta ku geeriyooday.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON