Wednesday, December 6, 2023

FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah…

Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo manta ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Laba qof oo shacab aha ayaa la sheegay inay ku dhinteen, iyadoo afar qof kale dhaawac ka soo gaaray miino la dhigay wadadda 30-ka, agagaarka Isgoyska Carwo Itko ee degmada Howlwadaag, magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in lalal beegsaday Gaari ka mida Gaadiidka Gurmadka degdegga ah ee ciidamada ay leeyihiin, iyadoo ay ku dhaawacmeen askar la socday gaariga. Markaas kadib waxaan goobta qaraxu ka dhacay gaaray ciidamada Booliska oo halkaas kuĀ  leh bar ay ku baaraan Gaadiidka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON