Friday, December 1, 2023

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Qasaaraha ka dhashay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax nooca miinada dhulka ah oo saaka ka dhacay agaagarka Isgoyska Trebuunka ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ka dhacay inta u dhaxeysa ayaa dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo lala beegsaday Gaari ay wateen ciidamda milatariga Soomaaliya, kaasoo si dirqi ah uga badbaaday. laakiin dad shacab ah ay ku waxyeeloobeen.

Laba qof oo shacab ayaa ku dhintay qaraxa, halka laba qof oo kale uu dhaawac kasoo gaaray, iyadoo qaraxa la kulmay xilliga uu dhacayey, waxaana goobta tegay ciidamada Booliska.

Ad

Qaraxyada iyo dilalka ka dhacay Muqdisho waxaa inta badan sheegta Alshabaab oo dagaal ku jirta dowladda Federaalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON