Sunday, December 3, 2023

Faahfaahin: Qarax Is-miidamin ah oo ka dhacay Muqdisho iyo Xero ciidan oo la beegsaday

Faahfahain dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax ismiidaamin oo lagu weerarray Xerada ciidamada loo yaqaan Warshadda Nacnaca ee degmada Wadajir, Gobolka Banaadir.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegayain qofka isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu dhex galay dhallinyaro saf ugu jiray inay galaan Xero Nacnac, halkaasoo uu isku qarxiyey, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu ka dhacay.

Qasaaraha qaraxa is-miidaamta ayaa ku dhow 15 dhimasho ah iyo dhaawac ka badan 20, iyadoo weli ay soo baxeyso faahfaahinta qaraxa.

Ad

Dhinaca kale xaafado ka mida degmooyinka Xamar-jajab, Wardhiigley iyo Howl-wadaag ayaa laga maqlay qaraxyo la sheegay inay ahaayeen Hoobiyeyaal, waxaana caawa la xiray qaar ka mida wadooyinka, iyadoo xaaladda magaalada Muqdisho ay kacsan tahay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON