Sunday, April 27, 2025

Faahfaahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Bartamaha Xamarweyne, Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax gaari oo ka dhacay Suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo ka mida suuqyada ugu waaweyn caasimadda.

Qaraxa oo ahaa nooca lagu xiro Gawaarida ayaa lagu dhejiyay Gaari Nooca Prado ah, kaasoo qarxay xilli uu gaarigaasi yaallay Wadadda Via Roma, iyadoo qofkii gaariga watay uu ka degay wax yar ka hor inta aanu qaraxu dhicin.

Ma jiro wax qasaare ah oo uu dhaliyay qaraxa oo loola dan lahaa qofkii gaariga watay, waxaana burbur kasoo gaaray Gaariga qaraxa lagu xiray.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON