Tuesday, March 25, 2025

Faahfaahin: Nabadoon Maanta Toogasho lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay Oday Nabadoon ahaa.

Dilkan ayaa goor dhoweyd ka dhacay degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, kadib markii dabley hubeysaan ay rasaas ku fureen nin nabaddoon oo magaciisa lagu sheegay  Nabaddoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo ka mid ahaa Waxgaradka kasoo jeeda Gobolka Hiiraan.

Dableydii dilka geysatay ayaa goobta ka baxsatay, waxaana gaaray ciidamada amniga oo baaritaan ka sameeya halkaasi, inkastoo aan la soo werin cid loo qabtay falka dilka ah.

Ad

Kooxda Alshababa ayaa inta badan sheegata falalka lagu khaarijiyo saraakiisha dowladda iyo dadka waxgaradka ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON