Thursday, April 24, 2025

Faahfaahin ku saabsan Diyaarad ku dhacday Gobolka Sh/Hoose & Wararkii ugu danbeeyay

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya diyaarad la sheegay in ku dhacday Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaan ka tirsan degmada Wanlaweyn.

Diyaaradaan ayaa dadka degaanka ay sheegeen inay iyadoo joog hoose ku socota ay dul martay degaanada degmada Walaweyn ugu danbeyntiina ay ku dhacday degaan u dhow saldhigii ciidamada kumaandooska Soomalaayeed  ee Kaba-hereg oo ku yaalla duleedka saldhigga Ballidoogle oo ah goob aanay cidna ka talin Shabaabkuna ay yimaadaan.

Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka Shabeellaha Hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle ayaa saxaafadda u sheegay inayla socdaan diyaaradda ku dhacday degaankaasi, dad badanna ay arkeen sida taliyaha Booliska Degmada Wanlaweyn, waxaana diyaaradda dhacday la sheegay inay dusha ka ilaalinayaan ciidamada Mareykanka ee ku sugan Garoonka Balli-doogle.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON