Iyadoo ay maanta ku beegan tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga ayaan waxaan halkan idinku soo gudbineynaa muxaadaro ku saabsan axkaamta iyo aadaabta maalinta ciidul fitriga.
Waxaa soo jeediya Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo qaab su’aal iyo jawaab ah u faahfaahinaya Zakada Fitriga iyo qofka muslimka ah inuu sameeyo maalinta Ciidul fitriga iyo tilmaamaha la doonayo in la raaco maalintaasi ku weyn dadka musliminta ah.
Ad
HOOS KA DAAWO
Warar Xul ah