Thursday, April 24, 2025

Faahfaahin: Ganacsade lagu weerarray Gudaha Suuqa Bakaaraha iyo Alshabaab..

Dabley hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ayaa maanta gudaha suuqa weyn ee bakaarah ku weerarray Nin ganacsade ag oo ka mida ganacsatada suuqaasi.

Weerarka oo ahaa khaarijin ayaa lagu dhawacay Ganacsade Guuled Cali Aw-Aadan, waxaana soo gaaray dhaawac halis ah, iyadoo isbitaal loola carray, waxaana baxsatay dableydii weerarka fulisay.

Ganacsadaha la beegsaday ayaa la sheegay inuu kasoo jeedo Gobolka Galgaduud, gaar ahaan Cadaado, iyadoo Alsahbaab ay si toos u beegsaneyso beelaha dagaalka kula jira ee Hiiraan iyo Ga;lgaduud.

Ad

Kooxdii dhibaatada geysatay ayaa isaga baxsatay goobta, waxaana markii danbe gaaray ciidamada amniga, wuxuuna falkan ka mid yahay weerarro joogto ah oo Alshabaab sii kordhiyeen xilligan dagaalladu kasoo wajaheen ciidamada dowladda iyo kuwa beelaha.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON