Tuesday, May 21, 2024

Faahfaahin: Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay magaalada Muqdisho iyo Cidda ka danbeysay

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa, kadib markii ciidamada dowladda ay toogeen.

Dilka ayaa ka dhacay jidka Afisyooni agagaarka Dugsiga 21 October ee degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho, waxaana dilkiisa ka danbeeyay ciidamo ku lebisan dareyska ciidamada Milateriga ay damceen inay ka hacaan Qaad uu waday markii uu diidayna ay toogteen.

Askarta falkan geystay ayaa watay Mooto dhugdhugley ah, waxayna qaateen Qaadkii iyagoo goobta ka baxsaday, waxaana goobta dilku ka dhacay isugu tegay dad badan iyadoo markii danbe meyskiida halkaasi laga qaaday.

Ad

Hay’adaha Amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaan wax war ah kasoo saarin falkan dilka ah iyadoo ay tahay markii ugu horeysay muddooyinkan ee maalin cad dhac dartiis dadka loogu dilo magaalada Muqdisho.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON