Sunday, December 8, 2024

Duqeyn lagu dilay Alshabaab badan oo ka dhacday Degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Duqeyn ay la kaashatay Beesha Caalamka lagu dilay tobanaan ka tirsan Alshabaab, markii howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan.

Warka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu yiri:”In ka badan 60 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah oo ka dhacay Tuulada Hilow Bacaad oo 8 KM dhinaca Koonfur Galbeed ka xigta deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan”.

Sidoo kalw waxaa Warsaxaafadeedka lagu sheegay in howlgalkaan lagu beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad isku aruursanayey Tuuladaan , iyago isku diyaarinayay inay u gudbaan qeybo ka mid ah bartamaha Soomaaliya.

Ad

Duqeynta oo aan a sheegin inay fuliyeen Diyaaradaha Drone-ka ee Mareykanka ama Turkiga ayaa sidoo akle lagu burburiyay Saanado Ciidan iyo Gaari Dameero ay ku wadeen Hub iyo waxyaabaha Qarxa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON