Monday, February 17, 2025

Duqeyn iyo Dagaallo ka socda duleedka Ceelbuur iyo Wararkii ugu dabeeyay..

Ciidamada dowladda ayaa wada diyaar garowgii ugu danbeeyay ee dagaalka lagu doonayo in lagu xoreeyo magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa xalay weerar ku qaaday degaanka ceel Gumad Gaal oo 10 KM u jira Wabxo, waxaana la sheegay in diyaarado ay isla xalay duqeeyeen degaankaasi.

Abaanduulaha Danab Gaashaanlle Maxamed Sheekh ayaa sheegay inay madaafiic ku duqeeyeen saldhigyo ay Alshabaab ka difaacayaan magaalada Ceelbuur oo dhinacyo badan ay ciidamada dowladda iyo macawisleyda uga sinqayaan.

Ad

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga Dalka yo macawiisleyda ay saaka la wareegeen degaanka Dac oo ka tirsan Gobolka Galgadud kadib markii ay isaga baxeen Al shabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON