Tuesday, September 17, 2024

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay howlgal lagu dilay Shabaab fara badan

Dowladda Federaalka Somaliya ayaa war kasoo saaray howlgallo ay iska kashadeen saaxiibada caalamka lagu dilay ilaa 30 xubnood oo Alshabaab ah.

Howlgalkan ayaa ka dhacay degaannada Baqdaad iyo Baldooska oo hoos taga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaaya War-saxaafadeedka lagu sheegay inay ciidanka dowladda heleen xogta maleeshiyaad Khawaarij ah oo isku aruursanayay deegaanadaasi.

Dowladda ayaa sheegtay in lagu dilay 24-Alshabaab, laguna dhaawacay 15-ka kale degaanka Baqdaad. Sidoo kalena dhaawacyo kale ay Alshabaab geeyeen deegaannada Farsooley iyo Buulo Fulay.

Ad

Dhanka kale Alshabaab ayaa shaacisay in duqeynta lagu dilay 18 qof oo intooada badan Masjid ku dukanayey, iyagoo ku eedeeyay diyaaradaha Drone-ka ee Turkiga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON