Wednesday, February 19, 2025

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay sarkaal ka tirsan Daacish oo Muqdisho lagu qabtay

Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho  ku soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ee Suuriya iyo Ciraaq.

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta Magaalada Muqdisho kusoo bandhigay sarklaakan  oo la sheegay inuu hore uga tirsanaan jiray kooxda Al-Shabaab, markii danbena uu u wareegay Kooxda Daacish.

Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa sheegay in sarkaalkan lagu magacaabo Jaamac Xuseen Xasan gacanta lagu soo dhigay iyadoo loo heystay inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab, basle uu sheegay inuu isu bedelo Daacish.

Ad

Ninkan ayaa la soo qabtay isagoo ku howlanaa aaska Miinada dhulka la galiyo. Isagoo Weriyeyaasha la hadaly ayuu sheegay Jaamac Xuseen in uu hadda ka tirsan yahay Kooxda Daacish, balse uu hore uga tirsanaa Al-shabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON