Monday, June 16, 2025

Dowladda Soomaaliya oo si kulul ugu jawaabtay Madaxda Maamul Goboleedyada [Dhageyso]

Dowladda Somalia ayaa ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa maamul-goboleedyada Somaliya ee ka dhalatay arrimaha khaliijka, iyadoo si kulul ugu jawaabtay madaxda maamu Goboleedyada.

Wasiirka arrimaha dibedda Somalia Yusuf Garaad Cumar oo ku sugan Sacuudiga ayaa sheegay in maamul goboleedyada Somalia aysan haysan sharciyad ay dowlado shisheeye heshiis kula galaan, oo howshaasi ay uga danbeeyaan dowladda dhexe.

Yusuf Garaad Cumar Axmed ayaa sheegay in dowladda dhexe ay diyaar u tahay inay dhageysato oo ay qanciso wixii ay tabanayaan maamul-goboleeyadu, laakiin aysan xaq u lahayn inay dowladda kula hadlaan Warbaahinta.

Ad

Wasiirka oo ka mid ah wafdi la socca madaxweynaha oo booqnaya Sacuudiga, ayaa dhinaca kale sheegay inay madaxda Sacuudiga isku afgarteen inay iskaashi sameystaan, isagoo xusay in wax isbeddel ah aanu ku iman mowqifkii dhex-dhexaadnimo ee dowladdu ay ka qaadatay xiisadda khaliijka.

DHAGEYSO WAREYEYSIGA VOA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON