Sunday, December 8, 2024

Dowladda Soomaaliya oo heshiis cusub oo shidaal baaris ah la saxiixatay Shirkad ka dhisan Norway

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta heshiis shidaal baaris ah la saxiixay shirkad lagu magacaabo Spectrum ASA oo laga leeyahay dalka Norway, saxiixa heshiiskaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa shirkadda lagu siisay inay 28KM oo isku wareeg ah ay  xaq u yeelato inay xeebaha Soomaaliya ka baarto shidaal.

heshiis

Xaflad ay  soo abaabushay wasaarada Bartoolka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu saxiixay heshiiskaasi iyadoo uu goobjoog ka ahaa Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali  (Sharma’arke) oo xafladaasi ka sheegay in heshiiskani uu yahay mid labada dhinac ay iska kaashanayaan  sidii loo ogaan lahaa shidaalka ku jira degaanada Soomaaliyeed.

Ad

Heshiiskan ayaa ka mida heshiisyo dhowr ah oo dowladda Federaalka ay la gashay shirkadoi kala duwan oo shidaalka baara waxaana weli taagan murankii tuhunka musuqmaasuqa ee ka dhashay heshiis hore oo dowladda Soomaaliya la gashay shirkadda SOMA Oil and Gas.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON