Monday, February 10, 2025

Dowladda Somaliya oo shaacisay in la dilay Mas’uul sare oo ka tirsan Alshabaab (Akhriso)

War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada Qaranka iyo Saaxiibada Soomaaliya ay howlgal ku dileen horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegay in hay’adda NISA ay xaqiijisay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo halis wayn ku ahaa badqabka shacabka Soomaaliyeed.

Yuusuf Jingaab ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa xubnaha ugu halista badan Alshabaab ee u qaabilsanaa wacyi gelinta iyo soo dumidda dhalinyarrada ku biireysa Alshabaab.

Ad

Horjooge Yuusuf Jingaab ayey dowladdu sheegtay in lagu dilay howlgal Ciidamada Dowladda iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen deegaanka Juxaay ee Gobolka Sh/Dhexe 15-kii bishan Disembar 2022.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON