Monday, March 24, 2025

Dowladda Somaliya iyo Soomaalida Kenya oo ku dhawaaqay inay Berri tahay Ramadaan

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay Berri oo Talaado ah 13-ka April 2021 ay tahay Ramadaan.

Wasaiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta Maxamuud Macalin Yaxye iyo Culimo ku sugnaa xarunta Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in raadin loo galay bisha, kadib ay xaqiijiyey inay bilatay bishii Ramadaan oo laga arkay Gobollada qaarkood sida Gobolka Nugaal oo laba qof ka arkeen iyo sidoo kale in laba qof ay ka arkeen Tuullada Baarrey oo degmada Jowhar.

Dhinaca kale Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida Kenya ayaa shaaciyey in Bisha Ramadaan laga arkay degaano ka tirsan dalka Kenya oo ay ka mid ahay Gaarisa iyo meelo kale, sidaasina Bishii ku sugnaatay oo Berri la soomayo.

Ad

Waxaa dhinac kale Berri laga soomayaa inta badan dalalka Islaamka, kadib markii uu ku dhawaaqay dalka Sacuudiga (Halkan ka akhriso Dalalka ku dhawaaqay Bisha Ramadaan)

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON