Monday, March 24, 2025

Dowladda Somalia oo shaacisay xilliga Imtixaanka Dugsiyada Sare & Waxbarashadii oo Dib loo furayo

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalka iyo dib u furista waxbarashad Dalka.

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay kadib wadatashiyo ay ka yeesheen bahda Waxbarashada ay isku raaceen Dugsiyadda Sare ay bilowdaan 18-ka Bishan July, halka Dugsiyada Hoose/ Dhexe ay bilaaban doonaan 11-ka July 2020.

Waxaa kaloo wasiirku ku dhawaaqay in 15-ka Bisha Ogost dib loo furi doona Iskuullada Waxbarashada Dalka, halka 5-ta September la furi doono Jaamacaddaha

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON