Tuesday, December 3, 2024

Dowladda Somalia oo Amarkii 3-aad kasoo saartay magaalada Kismaayo [Duulimaadyadii tegi jiray oo gebi ahaan la joojiyey]

Dowladda Somalia ayaa amarkii saddexaad maanta kasoo saartay magaalada Kismaayo iyo diyaaradaha taga magaaladaasi, iyadoo gebi ahaan la joojiyey duulimaadyadii magaaladaasi.

Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay amarkan cusub maanta, kaasoo lagu joojiyey in gebi ahaanba diyaaradahu tagi karan magaalada Kismaayo laga bilaabo maanta 23-ka September ilaa 26 September 2019, iyadoo la faray Shirkadaha duulimaayada inaysan Wax duulimad ah ku tegi karin magaalada Kismaayo afartaas maalmood

Arrintan ayaay dowladda Soomaaliya ku dooneysaa inay uga hortagto caleemo saaraka Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu waday inuu magaalada Kismaayo ka dhaco 26-ka Bishan, waxayna tallaabadan sii murjineysaa suuragalnimada xal laga garo khilaafka dowladda Federaalka iyo Axmed Madoobe.

Ad

Shalay ayay ahayd markii isla hay;adda Duulista Soomaaliya ay amar ku bixisay inay diyaaradaha tegaya magaalada Kismaayo ay 24 saac ka hor ogolaasho soo weydiistaan hayadda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON