Wednesday, December 6, 2023

Dowladda Qatar oo beenisay inay si gaara u maalgeliso Farmaajo, una marsiiso Fahad Yasiin (Qoraal)

Dawladda Qatar ayaa beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya usoo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) Fahad Yaasiin.

Dowladda Qatar ayaa qoraal ay u dirtay Idaacadda Mareykanka ee VOA-da ku sheegtay inaysan jirin Lacag toos ah (Madow) oo ay Soomaaliya u dirto, balse nay sanadkii tegay miisaaniyadda dowladda ku taageertay $20 milyan.

Dowladda Qatar ayaa ka jawaabeysay waraysi uu bixiyey safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyey Soomaaliya Stephen Schwartz oo shaaciyey in dalka Qatar uu lacag u diro Soomaaliya, isagoo ku taageeraya Farmaajo, taasoo lasii marsiiyo Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin. (Dhageyso)

Ad

Fahad ayaa ka tirsanaa Telefishanka Aljazeera ee Dowladda Qatar maalgeliso, waxaana ilo kala duwan ay sheegeen inuu lacag ka timid dalka Qatar ku maalgeliyey ololihii doorashada Maxamed Farmaajo ee sanadkii 2017.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON