Saturday, March 15, 2025

Dowladda Federaalka oo War kasoo saartay Raadinta Bishii Soonfur iyo Ciida Sanadkan

Dowladda Federaalka Somaliya ayaa shaacisay in Beri oo Axad 01-da May 2022, la dhameystiri doono 30-ka bisha Ramadaan, ka dib markii la waayey cid aragtay bishii Soonfur.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta ayaa lagu yiri: “Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS waxay shacabka Soomaaliyeed la wadaageysaa in maalinta Berri la dhameytirayo 30-ka Bisha barakeysan ee Ramadaan” .

Sidoo kale Wasaarada ayaa sheegtay in maalinta koowaad ee ciidul fitriga ay noqon doonto maalinta Isniinta ah oo taariikhdu tahay 2da bisha May 2022.

Ad

Sacuudiga ayaa hore tallaabadan oo kale ku dhawaaqay cawa, isagoo sheegay in sheegay iney Berri la dhameystirayo 30-ka Ramadaan, maalinta koowaad ee Ciidul fitrigana ku beegan tahay Isniinta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON