Tuesday, September 10, 2024

Dowladda Federaalka oo shaacisay Horjoogaha Alshabaab ee lagu dhaawacay Duqeyntii Jilib

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay Magaca hoggaamiye ka tiran Alshabaab oo lagu dhawacay duqeyn 20-kii bisgan ka dhacday degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe.

Horjoogahan oo dhaawiciisa uu markii hore sheegay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika aya qoraal kasoo baxay Dowladda Soomaaliya lagu sheegay in Horjoogaha la dhaawacay lagu magacaabo Cusmaan Maxamed Cabdi, kaasoo Alshabaab u qaabilsanaa Arrimaha Dibadda.

Warka soo baxay dowladda Federaalka ayaa sidoo kale lagu shegay in weerarka uu ka dhacay degmada Jilib oo Gobalka Jubbada Dhexe, iyadoo lagu beegsaday Guri uu isku qarinayay.

Ad

Cusmaan Maxamed Cabdi ayaa mas’uul ka ahaa in uu dalka soo galiyo Khawaarijta ajaanibta ah, sidaas si la mid ah wuxuu fududeeyaa kala gudbinta fikradaha Khawaarijta, sida lagu sheegay warka kasoo baxay Dowladda Somaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON