Monday, February 10, 2025

Dowladda Federaalka oo Diyaarado gurmad sida ka dejiyay magaalada Guriceel

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay diyaardo gargaar sida u dirtay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo ay ka taliso Ahlu suna.

Sida uu sheegay wasiirka Warfaafinmta dowlada Federaalka waxay labo diyaaradood oo sida gargaar deg-deg ah ka dejisay garoonka Guriceel, si bulshada deegaanka ee abaarahu saameeyeen loogu gurmado.

Arrintan waxaa xalay ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre sheegay oo casho sharaf u sameeyay madaxda maamullada dalka oo uu ka mid yahay madaxweynaha Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir.

Ad

Laba diyaaradood ayaa la sheegay inay sideen daawooyin iyo cunto nafaqo leh oo loogu talogalay dadka abaaruhu tabaaleeyen ee degaanada gobolka Galgaduud.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON