Sunday, December 8, 2024

Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya oo gaaray Heshiis Ganacsi oo Qaadka Itoobiya loogu bedelayo Kalluun

Dowlaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis ganacsi oo ku saabsan isdhaafsiga wax-soosaarka labada dal oo is weydaarsanaya Qaadka iyo Kalluunka.

Wasiirka Kalluumeyisiga xukuumadda xilgaarsiinta C/llaahi Bidhan, wasiirka Gaadiidka, Danjiraha Itoobiya u jooga Soomaaliya iyo ganacsato ayaa ka qeyb xaflad ka dhacday Garoonka diyaaradahaAden Cadde ee Muqdisho oo lagu saxiixay hesiiska ay gaareen labada dal.

Ganactada SOomaaliya iyo Itoobiya ayaa badeecadooda sida Qaadka Itoobiya iyo Kalluunka Soomaaliya is-dhaafsan doon,a sida agu sheegay heshiiska oo dhaan galay.

Ad

Shixnadii ugu horeysay ee Kalluun ah oo gaareysa 50 tan ayaa maanta laga dhoofiyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, iyadoo lagu qaaday diyaaradda Ethopian Airline.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON