Sunday, September 8, 2024

Dowlada Kenya muddo dheer kadib aqbashay Safiirka cusub ee Soomaaliya Mudane Tarsan [Sawirro]

Dowladda Kenya ayaa aqbashay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona magaalada Nairobi, waxaana maanta Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga, isagoo ka mid ahaa danjireyaal madaxtooyada dalkaasi lagu qaabilay.

Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo hor u ahaa duqa magaalada Muqdisho, markii ugu dambeysayna la-taliye u noqday Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkan loo magacaabay July 2018.

Dowladda Kenya ayaa al sheegay in muddo gaareysa 3 bilood ay ka gaabsatay inay aqbasho safiir Tarsan, iyadoo markii dambe uu arrinta soo dhex galay Madaxweyne Farmaajo oo ugu danbeyn ku qanciyey madaxweynaha dalkaasi.

Ad

Dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bedeshay in ka badan 10 safiir oo qaarkood muddo dheer xilalka hayeen, waxaana weli bannaan xilal safiir oo muhiim ah, sida Mareykanka iyo dalal kale.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON