Tuesday, February 18, 2025

Dhaqtar shaaciyey in laga helay Cudurka Coronavirus oo farriin u diray Dadweynaha

Dhaqtar Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho, kana howlgala Isbitaalka ex. Digfeer ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus.

Dr. Ibraahim Guuleed oo farriin soo dhigay bartiisa ayaa sheegay in laga helay cudurka Covid-19, balse aysan ka muuqan wax calaamad ah, wuxuuna intaas ku darray inuu gurigiisa isku karaantiilay si uu uga baaqsado inuu dad kale u gudbiyo.

“Fadlan dhageyso tallooyinka mas’uuliyiinta caafimaadka sida inaad gacmaha iska dhaqdo, iyo inaad dadka ka fogaato..” ayuu farriintiisa ku yiri Dr. Ibraahim Guuleed.

Ad

Laba ka mida dhaqaatiirta Isbitaalka Digfeer ayaa ka mid ahaa 9 qof oo Wasaaradda Caafimaadka ay shaacisay in laga hela cudurka, iyagoo la macaamilay qof cudurka qabay; waxaana maanta la xiray isbitaalka Digfeer.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON