Monday, March 24, 2025

Dhaqtar lagu dilay Duqeyn ka dhacday Laascaanood iyo Odayaasha oo Dalab u diray Somaliland

Waxaa magaalada Laascaanood mar kale saaka laga maqlay madaafiic iyo dhawaqa Rasaas culus, saacado kadib markii maamulka Somaliland xalay ku dhawaaqay xabbad joojin.

Odayaasha iyo Graadadda Degaanka aoo shir jaraaid wadajir u qabtay ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan xabbad joojinta Somaliland, balse ay mar kale saaka madaafiic kusoo weerarreen magaalda Lsacaanood.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in madfac ku dhacay Isbitaalka magaalada uu saaka ku dhintay, dhaqtar lagu magacaabo C/sallaan Muuse Siciid, isla markaana Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo ka mida odayaashana Gurigiisa ay ku dhacday xabbad Shilke. Wuxuu gu baaqay Somaliland inay ciidamdeeda ka dulqaado magaalada Laascaanood.

Ad

Dhinaca Somaliland ayaa sheegtay in ciidamadeeda lasoo weerarray saaka, ayna is difaaceen, iyadoo dhinaca kale ku eedeysay inay dagaalka wadaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON