Wednesday, November 13, 2024

DHAGEYSO: Wasiir Maareeye oo war cusub ka soo saaray Mooto Bajaajta

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mar kale ka hadlay warkiisii ahaa in Mooto Bajaajta laga mamnuuco magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in warkiisa si xun loo adeegsaday loona jarjaray si loo xumeeyo.

Anigu warka aan iri wuxuu ahaa Bajaajtu marka la joogo meelaha baabuurtu ku badan tahay, mararka qaarkood shilal baa ka dhaca, markaa waxay ku fiican tahay meelaha aanay baabuurtu ku badneyn…” ayuu yiri Wasiir Maareeye.

HOOS KA DHAGEYSO WARKA CUSUB EE MAAREEYE

Goobjooge.com

Ad

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON