Mid ka mida isimada Puntland ayaa si kulul ugu eedeeyay dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo unuu ka danbeeyo madaxweynaha Puntland C/weli Gaas.
Suldaan C/casiis Maxamuud Afgaduud oo ka mid ah Waxgaradka isimada Puntland ayaa sheegay inuu ka xun yahay dirirta Magaalada Gaalkacyo, isagoo meesha ka saaray in dagaalku yahay mid qabiil.
Wuxuu ku eedeeyay Dagaalka Magaalada Gaalkacyo inuu wado Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo dano gaara ah ka leeyahay sida uu hadalka u dhigay.
Ad
DHAGEYSO CODKA SULDAANKA
Goobjooge.com
Warar Xul ah