Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay tacsida geerida Jeneraal Maxamed Cali Samaaar, wuxuuna sheegay madaxda dowladda ay qaateen in aas qaran loo sameeyo.
Isagoo Baarlamaanka ka hadlayay maanta ayuu sheegay in aaskaasi si guud looga qeyb galayo, wuxuuna sheegay in xukuumadda lagu dhiiro geliyo dedejinta aaskaasi qaran.
Xildhibaanka ayaa sheegay inuu ka dardaarmay in General Samatar dalkiisa lagu aaso, sidaasina loogu diyaar garoobo aaska qaran lana qabto guddi qaabilsan iyo taariikhda la aasayo.
Ad
DHAGEYSO CODKA
Goobjooge.com
Warar Xul ah